miigag ma haysataa ninkaan waa nin yar lidka diyaaradaha waxaa loo isticmaalaa magaalo aad u dhowdahy hawada waxaa ilaaliya miigag.labada elekobtarka kismasyo ma tagi karto
Kenya iyo Ithiopia waxay arkaan Xasan wuxuu yahay ma ahan nin muwaadinimo yar ay kujirto in uu kursiga iska fadhiyo uun rabaa dal iyo dad dan kamaleh 😂sorry
Really i hate those who are our enemies specially naighbour country my lovely people they knew everything they did past and now Soomaalia guul ❤
BEENAALE BEENAALE dawladi ma jirto Xasan waa Xabaalo Qote
Ma dawlad baa soomaaliya ka jirta maya weeye war dawlad ma aha soomaaliya ee waa magac bis
😂😂😂 wllhi Kenya ayada wax ooga xun majiro
Reer Kenya wexeeyku noolyuhiin Somalia
Baraha bulshada waxi larbo aya lagushega yarkan aqondarada haysata bu kumujinaya bentu bafinayo Maskin Yar
Waa. Faan. Iyo. Folosh
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ma HilmadeN Al ShaB
Maxaa u diiday inay soo helaan 2 diyaaradood oo barakdar tb2 ah oo ay hawada ku ilaaliyaan
miigag ma haysataa ninkaan waa nin yar lidka diyaaradaha waxaa loo isticmaalaa magaalo aad u dhowdahy hawada waxaa ilaaliya miigag.labada elekobtarka kismasyo ma tagi karto
Markasto waxan sii xaqiiqsada ino MW saxanyhy
Taasi waxay uhorsediyesa degaal somaliya iyo dalal dersi ah taasina wa jab dowlada xassan dhiiqo ee fadhiidka ah oo dawarsi calamka kawado xassan dhiiqo akonti khaas uahna magan alaydo logushubayo
Lidka.diyaaradaha makudhicikaraa.xasan.tuug.
Waryaa waabad yar tahaye been badnidaa,hadii xasan sheekh uu run sheegayo axmad madoobe wuu tagaye hada ee haceliso soo noqodka.
Kenya iyo Ithiopia waxay arkaan Xasan wuxuu yahay ma ahan nin muwaadinimo yar ay kujirto in uu kursiga iska fadhiyo uun rabaa dal iyo dad dan kamaleh 😂sorry
lidka halkee la dhigayaa
Xasan xalufiye waxuyiri Arey kan igar ficnwaye
This is not good we need to defend are self sorry wthat we hear
Dhashiike maad video nooga soo qaadeysaa waa laga tagey wadamad qaar ay itobiya kamid tahay wuxuu ka yahay qori AK 47
Mexey sugeysay intan oo dhan ? Marhore aya larabay iney qarxiso diyaradi Kismaayo tagto ama kabaxdo
😂😂😂😂😂😂😂😂 been waaye
Qofka calamada xunxunka ah soosaaraya komentigiia maxaa ka qaldan dadkan baahida iyo injirta ka daadanayso ee derska nala ah waa cadaw umada Soomaali ay leedahay ee ogaada
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 qalbiga adkidaa wariye jubaland hadad imaato adigaan ku xiri ogow
Riyo ayaad ku.jirtaa
Shacabka Somalia 🇸🇴 Beenta gadaa Doolada Somalia 🇸🇴 liidka diyaradaha xagee kakenesaa maxaa kaaqaldan Adiga Somalia 🇸🇴 ciidanka bada malahan ciidanka cirka malahan ciidanka dhulka malahan diyaarado dagaal oo Somalia 🇸🇴 leedahayna malahan maraka Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 iyo Emarates 🇦🇪 waxee arkeen inee doolad ay kajirin Somalia 🇸🇴 Turkiga 🇹🇷 aad iskuhaleynesaan Turkiga 🇹🇷 Asagaabo Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 lasafan shacabka Somalia 🇸🇴 Beenta kadaa RUclipsr baatahay Adiga sidee ku ogaatay Adiga war Aalah kacabso waxaa Barateen oo kaliya qabyaalad mataqanaan Somalinomo waxaa taqanaan oo kaliya Habiye iyo Daarood. Marka Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 waxee Arkeen Somalia 🇸🇴 ineekalaqeybsantahay shacabka Somalia 🇸🇴 Beenta kadaaya RUclipsr Somalia 🇸🇴 Hanolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ma aragtey horta? Lidka dayaaradaha kuye.... 😂😂😂.
War been badanaa xageed katalisaa,moor yaan kismaayo matagi kartaa horta ninkan horta korsi dawlada aad sheegi ha kuugado tuug beenaale ah kkkkkkkkkkkk,maxishoodi